Somaliske Nasjonaldagen (1 juli – 2017)

Publisert:01 juli 2017
By Guled Hirsi
Lørdag 1 juli 2017 feirer vi den Somaliske nasjonaldagen på Fredrikstad bibliotek. Programmet begynner klokken 11 med en kort innføring om Somalia. Det vil bli underholdning, teater forestilling og taler. Det blir muligheter til å kjøpe mat og drikke. Underholdningen holder på til klokken 17 men alle er velkommen til å være lenger. Vi håper dere vil dele denne dagen med oss, og dermed få sjansen til å få vite litt mer om vår historie og tradisjoner. Så møt opp, ta med gjerne en venn eller to, ta med deg hele familien din og feir med oss.
Mer info kommer når tiden nærmer seg. Hjertelig velkommen på forhånd!
       
Kusoo dhawaada munaasabada maalmaha xuriyada somalia 26 jun iyo 1 luuliyo. Kusoo dhawaada munaasabada maalmaha xuriyada somalia 26 jun iyo 1 luuliyo. Sabdi 1 july 2017 dabaaldaga munaasabada maalmaha xuriyada somalia waxaane lagu qaban doonaa magaalada Fredrikstad xarunta biblioteka. Waxaan ugu talagalnay munaasada xuska maalmaha xuriyada somalia bandhig dhaqameed, ruwaayado, heeso wadani ah, khudbadooyin sidoo kale waxaad halkaas ka gadan doontaan cunooyin fudud iyo cabitaano Aad ku heli doontaan qiimo jaban. Waxaan idiin rajeeneeynaa inaad nagala soo qeybgashaan maalmahaas farxada badan nagulana ciidaan farxad iyo damaashaad. Kusoo dhawaada gacmo furan idinka iyo ehelkiinoo idil. Adresska munaasabada : J.N. Jacobsensgt.1, 1606 Fredrikstad Waxii su,aal ah ama warbixin ah kala xariir